Maareeye ku xigeenka Madbacadda Qaranka Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Cabdi Yuusuf Maxamed

0
Monday March 25, 2019 - 20:45:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeye ku xigeenka Madbacadda Qaranka Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Cabdi Yuusuf Maxamed

    Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

TACSI

Maareeye ku xigeenka Madbacadda Qaranka JSL Md. Maxamed Cabdiraxmaan Liibaan wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii Reer Maxamed Nuur oo uu ka tacsiyadeynayo Geerida ku timid Marxuum- Cabdi Yuusuf Maxamed Nuur oo habeen hore ku geeriyooday Hargeysa. Waxaanu ILAAHAY uga barayaa inuu Naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.



INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...