Xisbiga Cusub Ee Abiy Ahmed Oo Lagu Tilmaamay Mid 'Sharci Darro Ah'

0
Friday December 06, 2019 - 09:33:13 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Cusub Ee Abiy Ahmed Oo Lagu Tilmaamay Mid 'Sharci Darro Ah'

    Xisbiga cusub ee Abiy Ahmed ayaa kooxo cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga cusub ee Abiy Ahmed ayaa kooxo cusub

oo isbahaysi ah waxa ay ku tilmaameen mid ‘sharci darro ah’ .

 

Isbahaysigan ayaa waxaa ka mid ah xibiga weyn ee Tigray (TPLF).

 

TPLF ayaa horay uga mid ahaa isbigaysiga hadda maamulka haya oo ka koobnaa afar qowmiyadood.

 

Balse waxa ay diideen inay ka mid noqdaan isbahaysiga cusub ee Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, oo lagu waday inay qayb ka noqdaan afar xisbsi.

 

Balse diidmada TPLF ee ka qayb noqoshadaxisbiga PP ayaa dhibaato u horseeday Ra’iisul Wasaaraha.

 

BBC


Loading...
Loading...