Shaqooyin Xukuumada Ka Banaan

0
Thursday December 05, 2019 - 08:07:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqooyin Xukuumada Ka Banaan

    4 / 12 / 19 Shaqooyin xukuumada ka banana/

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

4 / 12 / 19 Shaqooyin xukuumada ka banana/

Keene iyo kordhiye.

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi shaqooyin

Fara badan ayaa xukuumadda ka banana laa kiin shuruudo

Ku xidhan.

Kordhiye.markaa saaxiib waxaad doonaysaa inaan shuraadaa

Kuu sheego saw maaha waxaan fila yaa jawaabtaadu waa haa

Hadaba saaxiib ta ugu horaysaa

1= waa inaad doqon tahay

2=markaad hadlayso haw bato magaca madaxweynaha

3= gar iyo gardaraba waa inaad xukuumada difaacdo

4=haddii qof beeshiina ka midi dhaliilo xukuumada markiiba

Waa inaad ujawaab to weliba si kulul

5=waa inaanad caqligaaga isticmaalin ee aad ka

6=waa inaad tuug tahay tuugtana aanad sheegin

Madaxweynaha isticmaashaa

Iyo qaar kaloo badan.

Guuleed liibaan snm1710@live com


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...