Ex Wasiir Maxamud Xaashi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

0
Wednesday December 04, 2019 - 14:27:08 in News by
  • Visits: 4520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Wasiir Maxamud Xaashi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

    Ex Wasiir Maxamud Xaashi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ex Wasiir Maxamud Xaashi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Hargaysa(HWN):-Ex Wasiirkii hore ee madaxtooyadda Soomaliland ee xukumadii madaxwayne Silaanyo,ayaa sheegay inuu u sharaxan yahay jagada gudoomiyaha xisbiga muxafadadka ee Kulmiye.



Siyaasi Maxamud Xaashi ayaa sidaa ku sheegay waraysi uu siinayay muqbaahiyaha Hctv,waxaana uu sheegay inuu damaciisu yahay inuu majaraha hogamineed u qabto xisbiga kulmiye oo jagadani hada uu hayo madaxwayne Muuse ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.



HadhwanaagNews,com
Hargaysa/Office


Loading...
Loading...