Waa Maxay Khudbadda Ay Ka Doonayaan

0
Monday March 25, 2019 - 16:08:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay Khudbadda Ay Ka Doonayaan

    25/ 3 / 2019 Waa maxay khudbadda aa ka doonaysaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

25/ 3 / 2019 Waa maxay khudbadda aa ka doonaysaan

Waa keene iyo kordhiye.

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa ay leeyiin m/weynuu

Khudbadii golaha ku habboonayd muu garan

bal ii waran ma runtoodaa.

Kordhiye. Saaxiib hadalkaasi waa run laakiin waxaan

Ukordhin lahaa waa maxay khudbadda wacan ee meela badan

Taabanaysa ee ay ka doonayaan isaguna waa askari la baray

Wax iska celi kuwa la jooga ee wax usoo qoraana waa kuwii

Qaarna lahaa dhalin yarada tahriiba

Qaarna waa ku wii hablaha caayayay ee immikana musuqa

Lagu soo eedee yay.

Saaxiib waxa meesha lays faraa waxa weeye 5 sano ayaa haysataan

Ee ka faaiidaysta 8 horoo kale ma jiraan.

Meel kasta oo dhaqaale kazoo baxayana idinkaa fadhiya hadalna

Waxba idinka qaadi mayo

Haddaad dheregto oo lagu yidhaa gunbaad tay maxay kaa qaadi

Saaxiib halkaasay maraysaa .



Guuleed liibaan snm171o@livecom

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...