Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Cadalada Soomaliland Maxu Ka Yidhi Xilka Uu Madaxwayne Muuse Ka Qaaday

0
Tuesday December 03, 2019 - 14:47:22 in News by
  • Visits: 2817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Cadalada Soomaliland Maxu Ka Yidhi Xilka Uu Madaxwayne Muuse Ka Qaaday

    Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Cadalada Soomaliland Maxu Ka Yidhi Xilka Uu Madaxwayne Muuse Ka Qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Cadalada Soomaliland Maxu Ka Yidhi Xilka Uu Madaxwayne Muuse Ka Qaaday


Hargaysa(HWN):- Wasiirka hore cadaalada Soomaliland Cabdirisaaq Cali Cabdi oo ka mid ahaa wasiiradii xilka uu ka qaaday madaxwaynaha Soomaliland Muuse Bixi Cabdi isku shandhayntii u danbaysay,ayaa sheegay inuu ku niyadsan yahay xilka laga qaaday isla markaana uu mudadii sidada bilood aha ee uu xilka hayay uu wax badan ka badalay wasarada cadaalada.


Wasiir Cabdirisaaq oo ka hadlayaa xilka uu ka xayuubiyay madaxwayne Muuse ayaa yidhi"Anigu aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay moralkaygu wuu wanagsan yahay,niyadaydu u fiican tahay,waxaan iskaga arkaa wax iska normal ah in qof mar xil laga qaado marna xil loo dhibo,waxa laga eegaya marta ayan u malaynaa danta qaranka,kolayna madaxwaynaha qaranka waxaan u igmanay danta qaranka,markaa sida uu danta qaranka door moodo ayuu kolba ku hogaaminayaa,inaguna sida uu ku hogaamayo ayaynu ku faraxsanahay,sidaa daradeedbaan anigu waxaan arkaa si caadiya."ayuu yidhi Ex Wasiir Cabdirisaaq.


Wasiir Cabdirisaaq oo la waydiiay su,aal nuxurkeedu u dhignaa in xilka qaadistiisa lala xidhiidhinayo in deeganada uu kasoo jeedo ee badhan iyo bariga sanaag badankeeda uu lawareegeen maamulka Puntland ayaa waxa uu kaga jawaabay sidan"Anigu taasna ma dareensani,ma jiro xidhiidh ka dheexaya deegaanka iyo Puntland. waad ogtihiin sida uu isbadal uga dhacay,mararka qarkood shaki noca ah wuu jiray,inkasta oo markaasi igu muuqatay shu cid gaar ah oo dana gaar ah dhigayaan aniga igu muuqatay,markii danbana w way cadaadatay in shacabka iyo degaanka Sanaag bari habayaraate wax xidhiidh ah la lahayn,hadana lama laha waligoodna lamay lahayna lana yeelan mayaan,waan ka war hayaa oo lama lahaa"ayuu Yidhi wasiir Cabdirsaaq.


HadhwanaagNews.com
Hargaysa/Office

Loading...
Loading...