Gudoomiyha Guud Ee Beelawaynta Reer Sheekh Muuse Oo Hambalyo Udiray Sheikh Mahdi Osman Buuri

0
Monday December 02, 2019 - 20:00:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyha Guud Ee Beelawaynta Reer Sheekh Muuse Oo Hambalyo Udiray Sheikh Mahdi Osman Buuri

    Anigoo Ku Hadlaaya Magacayga Iyo Kan Qurbe Joogta Reer Sheekh Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo Ku Hadlaaya Magacayga Iyo Kan Qurbe Joogta Reer Sheekh Muuse
Waxaan Hambalo Iyo Ducba Halkan U Marinaynaa   Sheikh Mahdi Osman Buuri Oo Loo Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Ee Jamhuuriyada Somaliland


Waxaan Wasiir Mahdi Alle Uuga Baryaynaa Inu Xilkaa Loo Igmaday   Ku Asturo

Anago Og Wasiir Mahdi Inu Yahay Shaqsi Leh Hanaan Hogaan Hanaan Wax Qabad Hanaan Isku Hayan Bulshada Reer Somaliland Guud Ahaan
Waxaan Mar Labaad Leenahay
H. A. M. B. L. Y. O
H. A. M. B. L. Y. O
H. A. M. B. L. Y. O
Wa Bilaahi Tawfiiq
Gudoomiyha Guud Ee Beelawaynta Reer Sheekh Muuse
Mudane:Rashiid Cabdilaahi Gaas

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...