Ina Sulub Miyuu Qaatay

0
Monday December 02, 2019 - 19:57:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 3113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ina Sulub Miyuu Qaatay

    Ina sulub miyuu qaatay Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ina sulub miyuu qaatay Keene iyo kordhiye

2 / 12 / 20


Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib odaygii INA SULUB miyuu

Qaatay meeshii yarayde loo magacaabay.

Kordhiye. Saaxiib haddii uu qaato mansabkaa aan kii sii ahayn

Wuxuunbuu ka mid noqonayaa mashqacii beesha lagu tijaabina-yay

Laakiin aniga wuu igala weynaa nin meeshaba u hungurooda

Aad baanu qiimihiisu hoos ugu dhacayaa waxaana loo bixin doonaa

HANYARE.

Markaa saaxiib ninka manta ku biiraya dulmigan aloosan

Oo weliba mansab lagu yasayo qaadanaya isagoo weliba

Reer BOQOR ka soo jeeda aad bay ufool xuntay dhacdadaa

Iyada ahi AH IYO AHEEY ARIMUU GURACANAA.

 

GUULEED LIIBAAN  [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...