Somaliland Waxa Ku Waaajiba Inay Doorosho Ka Dhacdo
u ah saddexda xisbi oo ay kala hoggaaminayaan cirro muuse iyo waliba faysal.
Saddexdan hoggaamiye waa saddex horjooga u ah saddex xisbi qarran oo uu sharciguna u siinayo inay dhexdooda tartatamaan oo ay ugu tartamaan noocyadeeda doorasho ee kala duwan.
Somaliland oo ah dal wax weyn qabsaday 28kii sanno taas oo ay ugu weyntahay nicmadul amni iyo function government shaqaynaya oo awood power muuqata leh.
Ayaa waxa hor yaal sadexda xisbi qarran dooroshooyin qabsooma oo waliba si daacada looga wada hadlo.
Waana in laggu jaangooya doorooshooyin wakhti macquulla qabsooma waxana aan leeyahay sharaf kuu tahay madaxweyne adiga oo wax badan oo khayrla wada oo aad hagaajisay adigoo in badan hagaajiysy constion badan oo aad ku amaanantahay .
Waa hadaba sidoo kale ihorumood ka noqotoa dooroshooyin gollayaal deegaan iyo barlamaan soo socda sharafweynbay kusii tahay maqalka maanta
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!