Wasiir Cabdilaahi Abokor Maku Nafisay Wanjalkii Uu Ku Xidhay Gudoomiyihii Waddani Ee Saaxil?

0
Saturday November 30, 2019 - 16:06:00 in News by
  • Visits: 3842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cabdilaahi Abokor Maku Nafisay Wanjalkii Uu Ku Xidhay Gudoomiyihii Waddani Ee Saaxil?

    Wasiir Cabdilaahi Abokor Maku Nafisay Wanjalkii Uu Ku Xidhay Gudoomiyihii Waddani Ee Saaxil?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Cabdilaahi Abokor Maku Nafisay Wanjalkii Uu Ku Xidhay Gudoomiyihii Waddani Ee Saaxil?

Agaasimihii hore ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland Maxamed Cilmi Aadan(Ilkacase) ayaa xadhiga gudoomiyihii xisbiga Waddani ee gobolka Saaxil Sheekh Saleebaan ku xidhiidhiyey wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor.




ex agaasime Ilkacase oo su sugan Nairobi ayaa sidoo kale su,aalo iska waydiinaya xaaladaha ka taagan geeska Afrika iyo dhulalka kala duwan ee ay soomaalidu ka degto, waxaanu ku yidhi qoraal uu soo saaray:-

Salaan Sare Caasimada Geeska Nayroobi:


QODOBADA
1.Gudigii dhexdhexaadintu tolow xagay Wax marinayaan?

2.Gudigii Doorashada ee Dhaawaca ahaa miyay is dooranyaan tolow?


3.Murankii WADANI ee Bilaa Jihada Ahaa Xaguu ku jihansanyahay maanta?

4.Gudoomiye Faysal Hoos ma ugu Waramay Dadkii Waxa Ka Socda Geeska Africa

5.Xisbigii Oromadu Xaalkiisu Waa Sidee ka dib Waraysii Wasiirka Gaashaandhiga

6.Xisbigii Somalida Ethiopia Xaguu u socdaaaa

7.Urur Goboleedkii IGADD Kenya Way iska Farsamysay oo Kursiga Wayn Ee Qaramada Midoobay bay Culayska Saartay

8.Xeerka Cusub ee Doorashada FARMAAJO rabo muxuu Daaran yahay

9.Nayroobi Yaa imanaya Dhawaan maxaase lagu karkarinayaaa?

10.Qatar,Turki,UAE,EGLAND, Sucuudigu Shiinahu iyo Maraykanku Maxay ka Rabaan Geeska Africa?

11.Madaxwayne Muuse Biixi Tolow Ma Ka debciyay Adaygii Siyaasada oo ma ku daray Woxogaa Doqoniimo isku Wadida iyo Furfurnaan Shaxaad oo Gacmuhu is yara dhaafeen?

12.Tolow Wanjalkii Sheekh Saleebaan Wasiir Cabdilahi Abokor intuu xidhnaa Ma ku Nafisay oo ma sii daynayaa?

Allow Sahal Amuuraha Socda
Loading...
Loading...