Somaliland Oo Mastaafurisay Muwaadiniin U Dhashay Wadanka Imaaraadka Iyo Sababta Kaliftay

0
Saturday November 30, 2019 - 15:34:34 in News by
  • Visits: 2467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Mastaafurisay Muwaadiniin U Dhashay Wadanka Imaaraadka Iyo Sababta Kaliftay

    Somaliland Oo Mastaafurisay Muwaadiniin U Dhashay Wadanka Imaaraadka Iyo Sababta Kaliftay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Mastaafurisay Muwaadiniin U Dhashay Wadanka Imaaraadka Iyo Sababta Kaliftay


Hargeysa(HWN):-Xukuumada kornayl Muuse Biixi ayaa dalka ka mastaafurisay koox ajaanib ah oo u dhashay wadanka Imaaraadka, kuwaas oo wasaarada deegaanku ku eedaysay inay ugaadhsi sharci daro ah dalka ka wadeen.




Kooxdan u dhalatay wadanka Imaaraadka oo todobaadkii hore lagu qabtay madaarka Magaalada Hargeysa isla markaana xabsiga la dhigay ayaa khamiistii mar kale ka dhoofay Hargeysa ka dib markii ay xukuumadu go’aansatay in dalka laga saaro ka dib markii ay bixiyeen lacag ganaax ah oo la dul dhigay.


Warka ayaa sheegayin kooxdan oo ka kooban sagaal ninoo u dhashay wadanka Imaaraadka lagu ganaaxay lacag gaadhaysa toban kun oo doolar, taas oo wasaarada deegaanku dul dhigtay inay bixiyaan.

Loading...
Loading...