Deg Deg Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Doortay Gudoomiye Iyo Ku Xigeen

0
Saturday November 30, 2019 - 13:15:25 in News by
  • Visits: 4888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Doortay Gudoomiye Iyo Ku Xigeen

    Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Doortay Gudoomiye Iyo Ku Xigeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Doortay Gudoomiye Iyo Ku Xigeen

Hargeysa(HWN)Guddiga komishanka doorashooyinka somliland ayaa saaka kulankii ugu horeyay ee yeeshan waxa iska soo dhex doorteen gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen

 

Gudoomiyaha Cusub Ee kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa loo doortay Cabdirashiid Riyo Raac oo ah xubinta ila hada muraanka adagi ka tagan yahay.

Halkan isna Mustafe Daahir loo doortay Gudoomiye ku xigeenka Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ee Shanta Sanno ee Soo Socota.

 

Hadhwanaagnews

Loading...
Loading...