Xukuumada Somaliland Oo Suuqyada Magaalada Ka Bilawday Raafka Dadka Oromada Ah.

0
Saturday November 30, 2019 - 13:07:47 in News by
  • Visits: 3062
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Suuqyada Magaalada Ka Bilawday Raafka Dadka Oromada Ah.

    Xukuumada Somaliland Oo Suuqyada Magaalada Ka Bilawday Raafka Dadka Oromada Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Suuqyada Magaalada Ka Bilawday Raafka Dadka Oromada Ah.

Hargeysa(HWN):- Magalada Hargaysa waxa saaka ka Bilawday Raafka dadka Oromada ah.
Ciidamada Booliska Somaliland gar ahaan kuwa laanta Socdaalka(Immigration-ka), Ayaa Saaka Bilaabay olole Lagu Uruurinayo dadka Itoobiyaanka ah, gaar ahaan kuwa Oramada ah ee Ka Dhex ka shaqaysta Suuqyada Waawayn ee Magaalada Hargaysa.

Image may contain: one or more people, people sitting and people standing

Maaha markii koowaad eeraafaf nocan oo kale ah lagu sameyo dadka Oromada talabadanina MaKala Cadda In La Masaafurin doono iyo inkale.

Talabadani ayana sidoo kale ku so beegmaysa malin un ka hor markii u eng Faysal cali warabe u ka dhawajiyey in ay Ethiopia wado damac dhuleed iyo midka Badeed ee Somaliland.

 

Hadhwanaagnews


Loading...
Loading...