Dalladda Hiigsi Development Umbrella Somaliland

0
Monday March 25, 2019 - 08:33:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalladda Hiigsi Development Umbrella Somaliland

    Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaaliland Ayaa Maanta Khudbad Aad Uqiima Badan Ka Jeediyey Labada Aqal Gole Ee Guurtida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaaliland Ayaa Maanta Khudbad Aad Uqiima Badan Ka Jeediyey Labada Aqal Gole Ee Guurtida

Iyo Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland, Waxaa Dallada Hiigsi Aad U Hanbalyeynaysaa Khudbada Madaxwaynaha Qaranka Somaaliland Oo Sifican Udul Istaagay Qodobadii Uu Doorashada Ku Galay, Dalkaagaad Hiigsataa, Ciidaada Haybsataa, Hiigsiga Wacan Ee Qaranka Dhabata Isku Tashiga, Kamaaraanka Gacan Shisheeye, Dhabatuu Singapore Road Map, Himilo Ku Midoobidda Qarankan.

Hormood Meel Aadkatahay, Halyey Meel Katahay Dalkaaga Laga Helaa, Hiigsi Horyaal Wacan, Hadaan Ku Hormaynu Yoolka Qaran, Dallada Hormar, Iskaashiga Bulshada Somaliland Hanbalyo Iyo Bogaadin Madaxwaynaha Qaran

By: Xasan Maxamed MuuseCheive Coordinator HiigsiDevelopment Umbrella


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...