Hab Sax Ah Miyaa Loo Dhaariyay Komishanka Cusub Se Maxay Salugeen Garyanaqannada Iyo Shacabka Soomaliland

0
Wednesday November 27, 2019 - 11:06:03 in News by
  • Visits: 2221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hab Sax Ah Miyaa Loo Dhaariyay Komishanka Cusub Se Maxay Salugeen Garyanaqannada Iyo Shacabka Soomaliland

    Hab Sax Ah Miyaa Loo Dhaariyay Komishanka Cusub Se Maxay Salugeen Garyanaqannada Iyo Shacabka Soomaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hab Sax Ah Miyaa Loo Dhaariyay Komishanka Cusub Se Maxay Salugeen Garyanaqannada Iyo Shacabka Soomaliland

Hargaysa(HWN: Hanaanka loo maray dhaarinta komishanka cusub oo saluug badan ay ka mujiyeen,dadka sharciyaqaanka iyo qaar ka mida shacab waynaha ku Dhaqan dalka Soomaliland,taaso ay sheegeen in aan loo marin sifadadii saxda ahayd ee dastuurka uu jiheeyay.
Hananka loo dhaariyay lixda xubnood ee komishinka cusub ee mudaba ay ku muran sanayeen xisbiyada mucaradka iyo madaxwaynaha ayaan loo marin nidaamkii saxda ahaa ee dhaarinta ,taasi oo sharciyaqanada dalka ee uu ugu horeeyo,Guleed Darfac oo xil ka haya xarunta xaquuqul insaanka Soomaliland ay is  barbar dhig ay ku samayeen dhariinta komishankii mudadoodu dhamaadka yahay iyo komishanka cusub ee dhawaan La Dhaariyay.




Komishankii suurtagaliyay doorashadii uu ku guulaystay madaxwayne Muuse Biixi ee hada majaraha u hayaa hanaanka dalka ayaa,waxa xasuus mudan in loo dhaariyay nidaam ka duwan nidaamkii loo mari jiray dhaarinta komishanka oo u jiheeyay dastuurka Somaliland oo ah ka ugu mudan in lagu dhaqmo.

Komishanka cusub ayaa waxa loo dhaariyay si jamac ah ,waxana saluug ka tagan yahay habla loo maray dharta iyo weedhaha lagu dhaarinayay,waxana uu garyaqaan Guleed Darfac kula taliyay in lagu celiyo dhaarta komishanka maadama uu khaladaad badani oo sharci ah ku gadaaman yahay.  


Guleed Darfac oo warbaahinta siyaabo kale duwan ula hadlay ayaa ugu baaqay xukumada iyo maxkamada sare in lagu celiyo dhaarta komishanka cusub kuna taliyay in la waafajiyo sharciga,daraqiida uu jideeyay nidaamka dhaarinta dorashooyinka ee Dastuurka Soomaliland



 HadhwanaagNews.com 
Haraysa/Office

Loading...
Loading...