Suxufi Ka Hawl Gala Magalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

0
Tuesday November 26, 2019 - 18:37:12 in News by
  • Visits: 2111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suxufi Ka Hawl Gala Magalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

    Suxufi Ka Hawl Gala Magalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suxufi Ka Hawl Gala Magalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

Hargaysa(HWN):_Weriye Cllaahi xuseen Darwiish oo kahawlgala Telefishanka Somcabletv Ee Magaalada Ceerigaabo Sidoo Kalena Ah Wakiilka Ururka Solja Ugu Magacaaban Gobalka Sanaag ayaa xabsiga loo taxaabay xilli uu kuguda jiray Wajibaadkiisa Shaqo Waxana Xadhiga Weriyaha amar ku bixiyay Guddomiyaha Maxkamda Degmada Ceerigaabo maxmaed axmed olol oo dhawaan losoo magcaabay Maxkamda Degmada Ceerigaabo.



 Wararka ka imanaya magalada Ceerigaabo ayaa Sheegayaa in lagu  darayaa in loo jaray rumaan muddo gaadhaya todaba cisho. 



Waxa Mudooyinkii u danbeeyay soo badanayay xadhiga lagula kacayo suxufiyinta Somaliland ee goboladda dalka,waxana todabaadki u danbeeyay la xidhay tiraba saddax suxufi oo ka kale hawl gala magalooyinka Hargaysa,Gabilay Iyo Ceerigaabo. 



HadhwanaagNews.com

Hargaysa Office

Loading...
Loading...