Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Komishanka Uu Kaligii Dhaarsaday

0
Tuesday November 26, 2019 - 16:44:45 in News by
  • Visits: 4273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Komishanka Uu Kaligii Dhaarsaday

    Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Komishanka Uu Kaligii Dhaarsaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Komishanka Uu Kaligii Dhaarsaday



Muuse Biixi Cabdi ayaa si kooban uga hadlay dhexdhexaadnimada xubnaha Komishanka cusub ee maanta la dhaariyay.




Muuse Biixi  oo goobjoog ka ahaa dhaarinta Komishanka lagu muransan yahay ayaa qoraal kooban oo uu Facebook ku baahiyay kaga hadlay dhaarta xubnaha Komishanka.


"Waad dhaarateen oo waxa aad ku dhaarateen in laga bilaabo maanta aad dhex iyo garsoor u tihiin bulshada iyo xisbiyada oo dhan.


Waxa aan idinkula dardaarmayaa caddaallad iyo garsoor xaq ah. Rabbi ha idinku guuleeyo hawsha baaxadda leh ee qaranku idiin igmaday.” Sidaas ayuu yidhi madaxweyne Biixi.




Loading...
Loading...