"Barkhadow Adiga Ayaa Kunjeer Ka Karamo Badan Ninka Ku Afduubtay, Una Xidhnaan Maysid"..Amb Axmed Safiina

0
Tuesday November 26, 2019 - 15:28:12 in News by
  • Visits: 2544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Barkhadow Adiga Ayaa Kunjeer Ka Karamo Badan Ninka Ku Afduubtay, Una Xidhnaan Maysid"..Amb Axmed Safiina

    "Barkhadow Adiga Ayaa Kunjeer Ka Karamo Badan Ninka Ku Afduubtay, Una Xidhnaan Maysid"..Amb Axmed Safiina

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Barkhadow Adiga Ayaa Kunjeer Ka Karamo Badan Ninka Ku Afduubtay, Una Xidhnaan Maysid"..Amb Axmed Safiina


Hargeysa(HWN):- Xoghayaha Xidhiidhka Dawladaha Carabta iyo Waddamada Islaamka ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Ambassador Axmed Safiina ayaa ka hadlay xadhiga uu muuse Biixi kula kacay masuuliyiinta sarsare ee ka tirsan xisbiga Waddani.

Image may contain: 1 person, indoor


Amb Axmed Safiina ayaa qoraal uu soo saaray oo Hadhwanaagnews soo gaadhay waxa uu kaga hadlay xadhigan lagula kacay afhayeenka iyo xoghayaha guud ee xisbiga Waddani.

Amb Axmed Safiina ayaa qoraalkiisa waxa uu u dhignaa sidan:-

Walaalkay Afhayeen Barkhad Jamac Batun iyo xoghaye khadar waxa aan leeyahay idiin baryi maayo kana codsanmaayo inuu idin soo daayo kii idin qafaashay.

Waxa hubaal ah in uu dhinbiil naara ah sacabada ku qaatay habeen kuu idin afduubay, waxa aan ogahay in aanuu idin haysan karin, waxa aan hubaa in anuu hurdo caafimaad ladin warwarka xadhigiina.

Sigaara waxaa aan u hambalyay nayaa Halyay Barkhad Jaamac Batuun saaxiib waxa aan ku leeyahay 1000 jeer ayaad ka karaamo iyo sharaf badan masuulka ku afduubtay.

Asxaabtayda ka damqatay qabyaalada lagula kacay Barkhad in ay maanta soo post gareeyaa Hashtag ah

" Barkhad Jamac Batunoow
#kun_jeer_ayaad_ka_karaamo_badantahay "

" Barkhad Jamac Batunoow
#kun_jeer_ayaad_ka_karaamo_badantahay "

" Barkhad Jamac Batunoow
#kun_jeer_ayaad_ka_karaamo_badantahay "

Amb Ahmed Safiina

Loading...
Loading...