Maxaa Faraq Ah Ee U Dhaxeeya Astaanka Rasmiga Ah Ee Qaranka Iyo Mid Madaxweyne Muuse Biixi Ka Dul Khudbadeeyey Maanta?

0
Sunday March 24, 2019 - 23:05:51 in News by
  • Visits: 3275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Faraq Ah Ee U Dhaxeeya Astaanka Rasmiga Ah Ee Qaranka Iyo Mid Madaxweyne Muuse Biixi Ka Dul Khudbadeeyey Maanta?

    Maxaa Faraq Ah Ee U Dhaxeeya Astaanka Rasmiga Ah Ee Qaranka Iyo Mid Madaxweyne Muuse Biixi Ka Dul Khudbadeeyey Maanta?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa Faraq Ah Ee U Dhaxeeya Astaanka Rasmiga Ah Ee Qaranka Iyo Mid Madaxweyne Muuse Biixi Ka Dul Khudbadeeyey Maanta?

Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka somaliland ayaa goobtii uu ka khudbadaynayey lagu soo dhajiyey calaamad aan ahayn ta rasmiga ah ee qaranka.


Madaxweyne Muuse Biixi ayaa goobtii uu ka jeedinayey khudbada waxa lagu soo dhajiyey sawir loo eekaysiiyey astaanka qaranka somaliland balse isbadal badan iyo khaladaad lagu sameeyey ay ka muuqdaan.



Meelaha uu khaladku ka muuqday ee lagu muujiyey calaamadii lagu soo dhajiyey goobtii uu madaxweynuhu khudbada ka jeedinayey waxa ka mid ahaa Miisaanka, Bisinka lagu xardhay, Shimbirta ku sawiran iyo gacmaha is haysta ee astaanka rasmiga ah ee qaranku ay caan ku tahay.


Dhinaca kale astaanka qaranka oo uu sameeyey siyaasiga Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar(Jawaan) ayaa ilaa hada la sugayaa in madaxweynaha somaliland uu soo saaro digreeto rasmi ah oo loogu aqoonsanayo lahaanshaha xuquuqeed ee uu siyaasigaasi u leeyahay Astaanka qaranka.


Halkan Kaga Bogo Muuqaalka Astaanta Rasmiga Ah Ee Qaranka Somaliland 

Oo Uu Kor U Hayo Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Sameeyey.



Halkan Hoose Kaga Bogo Astaanka Khaladaadka Badani Ka Muuqdaan Ee

 Madaxweyne Muuse ka Dul Khudbadeeyey



Loading...
Loading...