"Markasta Waxay Dhigayeen Meel Kama Kacdaan Ah Annagu Aqbalimayno "Xisbiga Wadani

0
Monday November 25, 2019 - 15:59:18 in News by
  • Visits: 2056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Markasta Waxay Dhigayeen Meel Kama Kacdaan Ah Annagu Aqbalimayno "Xisbiga Wadani

    "Markasta Waxay Dhigayeen Meel Kama Kacdaan Ah Annagu Aqbalimayno "Xisbiga Wadani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Markasta Waxay Dhigayeen Meel Kama Kacdaan Ah Annagu Aqbalimayno "Xisbiga Wadani


Hargaysa(HWN) Xoghaye ku xigeenka arimaha gudaha xisbiga mucaradka ee Wadani Sacad Cali Kaahin oo u waramayay mid ka mida muqbaahiyasha dalka,ayaa sheegay in muddo kordhintii loo sameeyay golaha wakiilada Soomaliland maalintii shalay ahay mid sharci daro ah.


Xoghaye Sacad ayaa sidoo kale sheegay in maalintii shalay ay Soomaliland ku dhacday god madaw,waxana uu madaxwayne Muuse uu eedayay inuu gacantiisa ku burburinayo wadanka ,waxana uu sheegay ka xisbi ahaan inanay marnaba aqbalayinin muddo kordhintaasi. Xoghayaha oo aramahaasi ka hadlaya ayaa yidhi" Muudo kordhintaasi shalay waxay ahayd mid Soomaliland shalay ku dhacday god,wax la aqbali karana may ahayn waxaad mooda Soomaliland in gacanta madaxwayne Muuse aad muudo inay ku burburayso,lakiinse waxa jooga ciidi badbaadin lahayd alxamdulilaahi rabil caalamiin werwerna kama qabno,Soomaliland iyo Hogaanka maanta dalka jooga hogaanka ayaa fudud"ayuu yidhi xoghaye sacad  




Siyaasi Sacad oo halkiisa sii wataa ayaa yidhi"iyada oo doorasho la isku soo haystay laba sanadood oo markaana ay joojinayeen meel lagama kacdaan ah,in maantana ay ku si daraan wax aan macquul ahayn,bil'adamkuuna wuu adkaysta lalakiin hadii isha laga galiyo farta uma adkaysan karo,maanta meeshi aan loo adkaysan karin ayay marinayaan waxaan ka dulqaadan karnana mahaa,waxaan aqbali karnana mahaa,halkaa xisbigu ka tagan yahay ayaan ka taganahay,waliba waan sii adkaynayaaye cirku haduu soo dhaco halkay iyagu ka galaan ayaanu ka galaynaaanaguna"ayuu yidhi sacad.




 HadhwanagNews.com

 Hargaysa/Office

Loading...
Loading...