War Deg Deg Ah:-Lix Xubnood Oo Ka Mid Ah Komishanka Cusub Oo La Dhaariyay

0
Monday November 25, 2019 - 11:58:31 in News by
  • Visits: 2557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Lix Xubnood Oo Ka Mid Ah Komishanka Cusub Oo La Dhaariyay

    War Deg Deg Ah:-Lix Xubnood Oo Ka Mid Ah Komishanka Cusub Oo La Dhaariyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Lix Xubnood Oo Ka Mid Ah Komishanka Cusub Oo La Dhaariyay

Hargaysa(HWN):_Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka qaran ee dhawaan la dhis

Xubnahan cusub ee komishanka doorashooyinka qaranka oo dhawaan uun uu ansixiyey golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la mariyey dhaarta Dastuuriga ah, si ay u gudo galaan gudashada shaqooyinka loo igmaday ee bulshadu ka sugayso.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhaarta kaddib xubnaha komishanka cusub dardaaran adag u jeediyey, waxana uu ku adkeeyey inay dhawraan caddaaladda iyo sinnaanta, islamarkaana garsoorkooda bud-dhig uga dhigaan Kitaabka Eebbe ee ay ku dhaarteen maanta.


Loading...
Loading...