Madaxwayne Farmaajo Oo Magacaabay Xil Siyaasadeed Cusub

0
Monday November 25, 2019 - 07:41:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Farmaajo Oo Magacaabay Xil Siyaasadeed Cusub

    Muqdisho (HWN) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (HWN) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi

Farmaajo ayaa ergey madaxweyne oo gaar ah u magacaabay Geeska Afrika, Badda Cas, iyo Gacanka Cadmeed.

 

Wareegto uu soo saaray madaxweynaha oo ku taariikheysan 17-ka November, ayaa xilkan loogu magacaabay Balal Maxamed Cusmaan, oo horey uga mid ahaa la-taliyayaasha madaxweynaha.

 

Warqadda madaxweynaha, oo Villa Somalia aysan si rasmi ah u faafin balse ay heshay warbaahintu, laguma sheegin shaqada ergeygan, oo ah xil Soomaaliya ku cusub oo aan horey u jirin.



Loading...
Loading...