Madaxweynaha Jubaland Oo Kenya U Socdaalay Isaga Jabiyey Amar Ka Soo Baxay Dawlada Federaalka Ah

0
Sunday November 24, 2019 - 17:15:08 in News by
  • Visits: 1861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubaland Oo Kenya U Socdaalay Isaga Jabiyey Amar Ka Soo Baxay Dawlada Federaalka Ah

    Madaxweynaha Jubaland Oo Kenya U Socdaalay Isaga Jabiyey Amar Ka Soo Baxay Dawlada Federaalka Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jubaland Oo Kenya U Socdaalay Isaga Jabiyey Amar Ka Soo Baxay Dawlada Federaalka Ah


Kismaayo(HWN):-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa safarkii ugu horeeyey kaga baxay maamulkaasi.


Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa tan iyo wakhtigii loo doortay mar labaad hogaamiyaha maamulkaasi waxa uu safarkii ugu horeeyey oo dibada ah ugu baxay wadanka Kenya oo uu taageero balaadhan ka haysto.

Natiijada sawirka axmed madoobe oo dhoofay


Madaxweyne Axmed Madoobe ayuu socdaalkiisu mar kale jabiyey amar ka soo baxay dawlada federaalka ah oo sheegayey in diyaaradaha ka dagaya garoonka Kismaayo ay soo maraan madaarka Muqdisho, iyada oo diyaaradii Axmed Madoobe ka qaaday madaarka Kismaayo ay toos uga degtay Nairobi.


Maamulka Jubaland iyo madaxtooyada Kismaayo ayaan ilaa hada ka hadal ujeedada uu daaran yahay safarka uu madaxweyne Axmed Madoobe ku tagay wadanka Kenya.

Loading...
Loading...