Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay Tallaabo Ay Ka Qaadayso Shirkadaha Ajaanibka Ah

0
Sunday November 24, 2019 - 14:06:31 in News by
  • Visits: 1702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay Tallaabo Ay Ka Qaadayso Shirkadaha Ajaanibka Ah

    Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay Tallaabo Ay Ka Qaadayso Shirkadaha Ajaanibka Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay Tallaabo Ay Ka Qaadayso Shirkadaha Ajaanibka Ah


Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliya Ing C/llaahi Cali Xasan oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in tilaabo ka qaadi doonaan shirkadaha ajaanibta ee ka howgala dalka si sharci daro ah.




"Tallaabo ayaa laga qaadidoona shirkadaha ajanabiga ah ee sida sharcidarada ugu howlgala dalka”.

Waxaa uu sheegay wasiirka in ay la xisaabtami doonaan hay’adahaasi.


Lama oga sida uu u dhaqan geli doono go’aankaasi ka soo baxay dhinaca Dowladda.

Loading...
Loading...