War Deg Deg Ah : Baarlamaanka Somaliland Oo Muddo Kordhin Samaystay

0
Sunday November 24, 2019 - 10:12:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 7948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah : Baarlamaanka Somaliland Oo Muddo Kordhin Samaystay

    Hargaysa (HWN) Xildhibaanadda Golaha Guurtidda Somaliland oo Saaka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HWN) Xildhibaanadda Golaha Guurtidda Somaliland oo Saaka
uu Shirguddoominaayey Guddoomiyaha golahaasi  Saleebaan Maxamed Aadan oo ay ka soo xaadireen fadhigaasi 71 Mudane waxa mudo kordhin  laba Sanno ah Guurtu u samaysay xildhibaanadda golaha Wakiilada.


 

Dhinaca kale isla Fadhigan saaka  golaha guurtidda ee Somaliland waxay muddo kordhin  saddex  sanno ah u sameeyeen Xildhibaanadda golahooda Guurtidda.

 

Waana  muddo kordhinti lixaad ee loo kordhiyo golaha wakiiladda oo fadhiyey 15 sanno.

 

 

Loading...
Loading...