"Maadama Sifo Sharciga Waafaqsanayn Xadhiga Loo Marin Anagu Waxaan U Arkayna Qafaalasho "Xildhibaan Qabile

0
Saturday November 23, 2019 - 15:55:46 in News by
  • Visits: 2184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Maadama Sifo Sharciga Waafaqsanayn Xadhiga Loo Marin Anagu Waxaan U Arkayna Qafaalasho "Xildhibaan Qabile

    "Maadama Sifo Sharciga Waafaqsanayn Xadhiga Loo Marin Anagu Waxaan U Arkayna Qafaalasho "Xildhibaan Qabile

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maadama Sifo Sharciga Waafaqsanayn Xadhiga Loo Marin Anagu Waxaan U Arkayna Qafaalasho "Xildhibaan Qabile


 

Hargaysa(HWN):-Xildhibaan Qabile oo ka mida golaha barlamaanka Soomaliland ayaa sheegay,in la xidhin masuuliyinta xisbiga wadani hase ahaate la qafaashay,xildhibaanka oo warbahinta la hadlayay ayaa sheegay in qof muwaadinka aanu xidhnaan karin muddo ka badan 48sacadood hadii ay kaga badatana ay tahay danbi.



 

xildhibaanka oo arintaasi ka hadlayay ayaa yidhi" Horta markii horana waan ka hadlee xadhigaasi looma marin sifo sharciga wafaqsan looma marin,waa la boobay nimankaa 24 sacadood ayuu dastuurku ogal yahay marka hore in lagu horkeeno maxkamad hadii wax danbi ah loo hayo. hadii ay ka badnaatana waa 28sacadood ayaa loo ogal yahay,hadaanu jirin amark garsoore oo lagu hayo ama lagu xalaaleeyay,hada waxaan soo xaqiijinay in amar garsoore oo lagu xalaleeyay arinkooda in la haysto maalintii hore ayaan yidhi maadama sifo sharciga wafaqsan loo marin anagu waxaan u arkayna qafaalasho,niman la qafaashay ayaanu u aragna qafalashadiina waa lagu hayaa"ayuu yidhi xildhaan qabile


HadhwanaagNews.com
Hargaysa/Offciee
Loading...
Loading...