War Deg Deg Ah:Xogahayihii Dulista Xisbiga Wadani Oo Hada Shaciyay Inuu Iska Casilay Xisbiga Wadani

0
Saturday November 23, 2019 - 13:00:51 in News by
  • Visits: 3664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Xogahayihii Dulista Xisbiga Wadani Oo Hada Shaciyay Inuu Iska Casilay Xisbiga Wadani

    Masuul Iska Casilay Xisbiga mucaaradka Ah Ee Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul Iska Casilay Xisbiga mucaaradka Ah Ee Waddani


Burco (HWN) Xoghayihii Dulista Xisbiga Wadani Nuuradiin Diini ayaa Hada Shaciyay Inuu Iska Casilay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.



xoghayihii duulista iyo hawada ee Xisbiga Waddani ayaa iska casilay xilkii iyo xubinimadii Xisbiga, isagoo ku sababeeyay iscasilaadiisa in uu Xisbiga Waddani  uu bilaa jaho noqday.


Iscasilaada xoghaye Nuuradiin ayaa ku soo beegmaysa tiiyoo khilaaf adagi ka dhextaaganyahay Xisbiga Waddani iyo xisbiga Kulmiye ee talada gacanta ku haya, waxaana ilaa imika xidhan siyaasiyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo xukuumada Kulmiye ay xidhay.


WARKAN OO FAAHFAAHSAN KALA SOCO WARARKAYAGA DAMBE.

Loading...
Loading...