Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu wacay Xisbiyadda dalka ka jira

0
Saturday November 23, 2019 - 07:58:36 in News by
  • Visits: 1855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu wacay Xisbiyadda dalka ka jira

    Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shir

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shirisugu yeeray Xisbiyadda dalka ka jira ee ay diwaangaliyeen Guddiga doorashooyinka Qaranka.


Xubno ka mid ah xisbiyadda ayaa Risaala u sheegay in Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda uu ku wargaliyay Casuumadda Madaxweyne Farmaajo.



Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo xisbiyadda ayaa ka dhici doona Madaxtooyada Qaranka maanta.

Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada siyaasada ee diiwaan gishan ayaa qaadacay Kulanka maanta ee Madaxweyne Farmaajo la yeelanayo Xisbiyada siyaasadda ee diiwaan gishan.


Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma xaqiijin karo waxyaabaha laga wada hadli doono, waxaana casuumaadaan ay timid xilli maallo ka hor uu la kulmay Madasha Xisbiyadda Qaran ee dalka.


Loading...
Loading...