Dawlada Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay War Sheegaya Inay Taageero Dhaqaale Waydiisatay Qatar

0
Sunday March 24, 2019 - 15:38:38 in News by
  • Visits: 1986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay War Sheegaya Inay Taageero Dhaqaale Waydiisatay Qatar

    Dawlada Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay War Sheegaya Inay Taageero Dhaqaale Waydiisatay Qatar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay War Sheegaya Inay Taageero Dhaqaale Waydiisatay Qatar

 

Muqdisho(HWN):-War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada.


Warka lagu baahiyay baraha bulshada oo ay Wasaarraddu ka jawaabtay ayaa lagu sheegay in Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ku wargaliyay Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Qatar in ay jirto dhaqaale xumo dhinaca bixinta mishaaraadka ciidamada oo food saartay dowladda Soomaaliya.



Wasaarradda ayaa hadalkaa ku sheegtay mid la doonayo in lagu marin habaabiyo bulshada oo ah been abuur aan waxba ka jirin, islamarkaana jirin wax mishaar kabis ah oo ay Wasaarradu weydiisatay dowladda Qatar.




 

Loading...
Loading...