Madaxweynaha Jubaland Oo Magacaabay Guddida Xuduudaha Iyo Guddida Doorashooyinka Maamulkiisa

0
Sunday March 24, 2019 - 15:29:17 in News by
  • Visits: 1231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubaland Oo Magacaabay Guddida Xuduudaha Iyo Guddida Doorashooyinka Maamulkiisa

    Madaxweynaha Jubaland Oo Magacaabay Guddida Xuduudaha Iyo Guddida Doorashooyinka Maamulkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jubaland Oo Magacaabay Guddida Xuduudaha Iyo Guddida Doorashooyinka Maamulkiisa

Kismaayo(HWN):-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa magacaabay guddida xuduudaha maamulkaas iyo guddida doorashooyinka.


Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa wareegto uu soo saaray ku shaaciyey magacaabida labadan guddi.




 

Loading...
Loading...