Wasaarada Diinta Iyo Awqafta Somaliland Oo Digniin U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Culimada Dalka

0
Thursday November 21, 2019 - 17:32:53 in News by
  • Visits: 3646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Diinta Iyo Awqafta Somaliland Oo Digniin U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Culimada Dalka

    Digniin!!! Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta,Somaaliland Kuna Socota Culimada Dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Digniin!!! Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta,Somaaliland Kuna Socota Culimada Dalka.

Hargeysa(HWN):- Wasaaradda Diinta Iyo Awqaaftu, Waxa Ay Digniin Adag U Diraysaa Culima -Awdiinka Maalmahan Dambe Caadaystay In Ay Baraha 


Bulshada Isu Mariyaan Hadallo Xanaf Leh Oo Saamayn Ku Yeelatay Guud Ahaan Ardayda Barata Diinta Islaamka (Daalib Al- Cilmi) Kaas Oo Ku Saabsan In 


Culimadu Midba Midka Kale Ka Dalbanayay Dood Cilimiyeed (MUNAADARO) Doodahani Waxa Ay Wax Yeello Weyn U Geysan Karaan Wada Jirka Iyo 



Nabadda Ee Aynu Ku Noolayn Muddada Badan. Wasaaradda Diinta Iyo Awqaaftu, Waa Wasaarad U Dhaxaysa Guud Ahaan Culimada Dalka Cid Si Gaar Ah 


U Sheegan Kartaa Ma Jirto.

Haddaba, Laga Billaabo Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 21-November-2019, Saacadduna Tahay 2:00pm, Waxa La Farayaa Cid Kasta Oo Ka Hadasha 


Arrintan Qaabka Ay Doontaba Ha Ahaatee In Ay Wasaaraddu La Xisaabtamayso, Waajibkiisana Marinayso.

 

Allaa Mahad Leh

 

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta J.S.L


Hadhwanaagnews 

Hargeysa 

Loading...
Loading...