Ceebbay Ku Tahay Dalka Madaxda Xidhan
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka Oo khuseeya ceebbay ku tahay dalka madaxda xidhan
Waxaa amakaag iyo fajac nagu noqotay maxda xusbiyada qaranka ee xidhan waa qarankii waxay la mid tahay qarankii oo xidhan kursi lagu fadhiyi mayo haddii qarannimo la waayo waxaa la yidhi gardiid waa Allah diid haddii xaajiigii CABDULKARIIM XUSEEN LA WAAYEY cabdiwaraabe waxaan ALLAH uga baryeyn in uu qabriga u nuuro jannada fardawsana ka waraabiyo
Guuddida doorashooyin laysku hayo ummad dhan iyo daljira waxaa fudud qof kaliya
Talo soo jeedin
Dalka iyo qof kaliya waxaa fudud in laysu loo tudho.
xubinta muran badan dhalisay loo daayo ka mid ahaashaha guddi doorashayinka sidaana dalka doorsho qabsoonto
In aan cadawga dalka laga farxinin
In aan madax dalku aanay waraabahihinta isaga jawaabinta
Loo soo noqda AALLAH AY NAFAHEENNA TAAGTA DARAN GACANTIISA KU JIRITO
In madaxda aan xadhigga gayin xorriyadooda loo celiyo ee sharafta laga qaaday si ooriyahooda iyo ubadkooda biilka uga bixiyaan iyo kirada loo haysto
In dadka danyarta loo bixiyey ee aakhiro danwaynta ka ah
Degta ha saarin cumamad dhiig islaam ka muuqdo ama suudh dulmi ka muuqdo ma ogid goor aad dhiman
Degta ha saarin cumamad dhig islaam ka muuqdo ama suudh dulmi ka muuqdo
ALLAH MAHAD OO DHAN ISKALEH
Deeq Cabdi digale
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!