Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabilay Wiilkii Lagu Xidhay Hargeysa Markii Uu Ku Labistay Calanka Soomaaliya

0
Wednesday November 20, 2019 - 21:47:00 in News by
  • Visits: 5239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabilay Wiilkii Lagu Xidhay Hargeysa Markii Uu Ku Labistay Calanka Soomaaliya

    Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabilay Wiilkii Lagu Xidhay Hargeysa Markii Uu Ku Labistay Calanka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabilay Wiilkii Lagu Xidhay Hargeysa Markii Uu Ku Labistay Calanka Soomaaliya
Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa qasriga madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay wiil dhalinyaro ah oo ka yimid magaalada Hargeys ka dib markii la xidhay isaga oo ku labisan calanka soomaliya.
Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 2 people, people standing


Madaxweyne Farmaajo ayaa dardaarano siiyey wiilkan dhalinyarada ah ee uu ku qaabilay madaxtooyada sida lagu sheegay war kooban oo ay ka soo saartay Villa Soomaaliya.


sidoo kale madaxweyne Farmaajo astaanta calanka soomaaliya ayuu hadiyad ahaan u siiyey wiilkan dhalinyarada ah, waxaanu warka Villa Soomaaliya ka soo saartay u dhignaa sidan:-


"Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Aar) oo caan ku noqday jacaylka iyo qaddrinta Calanka Soomaaliyeed ku maamuusay guddoonsiinta astaanta Qaranka keddib markii uu kulan dhiirrigelin ah kula qaatay Villa Soomaaliya.

Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 2 people, people sitting, table, living room and indoor
Image may contain: 2 people, people standing

Loading...
Loading...