Nuxurka Heshiis Ay Wada Gaadheen Dawladaha Itoobiya Iyo Imaaraadka

0
Wednesday November 20, 2019 - 18:08:43 in News by
  • Visits: 3178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Heshiis Ay Wada Gaadheen Dawladaha Itoobiya Iyo Imaaraadka

    Nuxurka Heshiis Ay Wada Gaadheen Dawladaha Itoobiya Iyo Imaaraadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Heshiis Ay Wada Gaadheen Dawladaha Itoobiya Iyo Imaaraadka


Dawladaha Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta ayaa maanta waxa ay kala saxiixdeen heshiis cusub, kaas oo ku saabsan sidii ay labada dawladood is kaga kaashan lahaayeen dhinacyada difaaca iyo mileteriga labada dawladood.


Heshiiskan ayaa waxa ay ku kala saxiixdeen labad dawladood shirka bandhigga 16-aad ee diyaaradaha, kaas oo ka socda magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka.





Dowladda Itoobiya ayaa waxaa heshiiska u saxiixay Wasiirka Difaaca dalkaas lemma megersa,halka Imaaraadka Carabta uu u saxiixay Wasiiru dawlaha Gaashaandhiga Mohamed Bin Ahmed Al-Bowardi.


Wasiirka Difaaca Itoobiya lemma megersa ayaa waxa uu sheegay in heshiiskaasi uu ahaa mid ku salaysan sii xoojinta danaha labada dal.

Loading...
Loading...