Golahii Barlamaanka Ee La Doortay Sanadkii 2005 Oo Markii Lixaad Lagu Wado In Loo Sameeyo Muddo Kordhin

0
Wednesday November 20, 2019 - 13:08:34 in News by
  • Visits: 1702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golahii Barlamaanka Ee La Doortay Sanadkii 2005 Oo Markii Lixaad Lagu Wado In Loo Sameeyo Muddo Kordhin

    Golahii Barlamaanka Ee La Doortay Sanadkii 2005 Oo Markii Lixaad Lagu Wado In Loo Sameeyo Muddo Kordhin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golahii Barlamaanka Ee La Doortay Sanadkii 2005 Oo Markii Lixaad Lagu Wado In Loo Sameeyo Muddo Kordhin


Hargaysa(HWN):- Golaha guurtida Soomaliland oo maalmihii udanbeeyay gacanta ku haysay waraaq soo gaadhay oo ay ku xusan tahay muddo kordhin lagu wado in markii lixaad loo kordhiyo golaha wakiilada Soomailand oo la doortay sanadkii 2005.


Golaha guurtida ayaa gudi labateenaya qof ah usaaray inay kasoo tala bixiyaan mudada loo kordhin karo,golaha wakiilada,oo muddo 15 sanno ah fadhiya kuraasta golaha barlamaanka oo xukumadi kale danbeeyay talada dalka ay ku fashilmeen inay badalaan barlamaanka oo tiraba lix jeer muddo dhafay mudadii la doortay.




Gudida ka tirsan guurtida ee loo saaray kasoo talo-bixinta mudada loo kordhinayo barlamaanka Soomalialnd ayaa maalintii shalay muddo qaadatay sacaado badan oo warbaahinti dibad joog ka ahayd la qaatay Wasiirka wadaradda arimaha gudaha Maxamed Kaahin, taas oo aanla garanaynin inuu kumatalayay xukumada iyo xisbiga Kulmiye oo uu ka mid yahay xubnaha hogaanka sare.

hadaba waxa shacabku ka warsugayaan mudada ay ku dhawaaqidonaan mudda kordhinta lixaad ee golaha barlamaanka iyo mudada ay u kordhinayaan taas oo iswaydiin mudan in bilo la kordhiyo iyo sanad ay qalinka ku duugaan golaha guurtidu .



HadhwanaagNews.com

Hargaysa/Office


Loading...
Loading...