Kooxda Totenham Oo Eriday Tababaraheedii Iyo Arsenal Oo Qarka U Saaran Inay Caydhiso Emry

0
Wednesday November 20, 2019 - 00:34:13 in News by
  • Visits: 1432
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Totenham Oo Eriday Tababaraheedii Iyo Arsenal Oo Qarka U Saaran Inay Caydhiso Emry

    Kooxda Totenham Oo Eriday Tababaraheedii Iyo Arsenal Oo Qarka U Saaran Inay Caydhiso Emry

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Totenham Oo Eriday Tababaraheedii Iyo Arsenal Oo Qarka U Saaran Inay Caydhiso Emry


Kooxda kubada cagta Totehham ee horyaalka dalka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday inay shaqadii ka eriday tababaraheedii Mauricio Pochettino.


Go’aanka maamulka kooxda Totehham ku eryeen tababarahoodii Mauricio Pochettino ayaa ku soo beegmay wakhti kooxdu samaysay hoos u dhicii ugu weynaa iyada oo haatan kaalinta 14aad kaga jirta liiska kala saraynta horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska.

Mauricio Pochettino has been relieved of his duties at Spurs with the club 14th in the league


Tababarahan reer Argentine oo kooxda Totenham maamulayey shantii sanadood ee ugu dambeeyey ayaa ka tagaya kooxdiisa iyada oo ku jirta kaalinta 14aad ee horyaalka Ingiriiska isaga oo xili ciyaareedkana guulaystay sadex kulan oo kaliya.


Warar ay baahinayso warbaahinta Ingiriisku ayaa sheegaya in tababare Mauricio Pochettino uu doonayey inuu kooxda sii maamulo balse ay maamulka kooxdu qorsheeyeen in shaqada laga joojiyo.


dhinaca kale warbaahinta England ayaa ku waramaysa in kooxda Arsenal ay doonayso inay shaqada ka erido tababareeda Spanishka ah ee Unia Emry oo mudo yar hogaaminayey Gunners.


qorshaha kooxda Arsenal ay shaqada kaga caydhinayso Emry ayaa la sheegayaa inuu la xidhiidho hoos u dhac balaadhan oo kooxdu la kulantay sanadkan.

Loading...
Loading...