Wasiirka Maxamed Kaahin Oo Ka Dhuuntay Warbaahinta Ka Dib Kulan Uu La Qaatay Guddida Guurtida Ah Ee Loo Saaray Mudo Kordhinta

0
Wednesday November 20, 2019 - 00:06:46 in News by
  • Visits: 3931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maxamed Kaahin Oo Ka Dhuuntay Warbaahinta Ka Dib Kulan Uu La Qaatay Guddida Guurtida Ah Ee Loo Saaray Mudo Kordhinta

    Wasiirka Maxamed Kaahin Oo Ka Dhuuntay Warbaahinta Ka Dib Kulan Uu La Qaatay Guddida Guurtida Ah Ee Loo Saaray Mudo Kordhinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maxamed Kaahin Oo Ka Dhuuntay Warbaahinta Ka Dib Kulan Uu La Qaatay Guddida Guurtida Ah Ee Loo Saaray Mudo Kordhinta

 


 

Hargaysa(HWN):-Wasiirka Wasaradda arimaha gudaha Soomaliland Maxamed Kaahin Cabdi ayaa si cad warbaahinta u diiday,inu ula hadlo ka dib markii uu kulan la qaatay xubno ka mida golaha guurtida oo loo saaray muddo kordhin markii lixaad loo samaynayo golaha wakiilada Soomaliland,.




Hadaba waxa iswaydiin mudan wasiir Maxamed Kaahin ma waxa uu kulanka ku matalayay xukumada mise xisbiga uu xilka ka hayo ee kulmiye,si taasi warbaahinta wax uga ogaato ayaa markii u kulanku soo idlaaday warbaahinti isku dayday inay wax ka waydiiyaan wasiirka kulanka iyo shaqsiyada uu ku matalayay waxaana uu si cad udiiday inuu ka jawaabo.




Wasiir Maxamed Kaahin oo ah wasiirka arimaha gudaha Soomalilan ayaa ila hada ka hadal xaalada dalku ku jiro iyo banaanbaxyada kale duwan ee xisbiga wadani ka dhigayo goboladda dalka,taas oo amaanka dalka uu uga masuul yahay xukumada uu madaxwayne Muuse Hogaaminayo.  


HadhwanaagNews.com

 Hargaysa/Office

 


 

Loading...
Loading...