Qodabo Hordhac Ah Oo Kasoo Baxay Shir Deg Deg Ah Oo Ay Wada Yesheen Labada Xisbi Iyo Gudi Wada Dhexdhaaxdin.
Qodabo Hordhac Ah Oo Kasoo Baxay Shir Deg Deg Ah Oo Ay Wada Yesheen Labada Xisbi Iyo Gudi Wada Dhexdhaaxdin.
Hargaysa(HWN):-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay wehelinayaan masuuliyiinta sarsare ee xisbiga iyo madaxda xisbiga UCID ayaa kulan la qaatay madaxweyne ku xigeennadii hore ee Somaliland.
Waxa kale oo ay masuuliyiinta xisbiyadu kulamo la qaadan doonaan culimada dalka iyo ganacsatada.
Waxa la isla qiray in ay khalad ahayd tallaabada xukuumaddu ku carqaladaysay isu soo baxyada xisbiga kulana wareegtay xarumaha guud ee xisbiga.
Waxa kale oo la isla qaatay in ay gef tahay xadhigga xukuumaddu kula kacday masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee lagu xidhayxoghayihii guud, afhayeenka xisbiga iyo masuuliyiinta gobollada qaarkood.
Waxa kale oo ay masuuliyiinta xisbiyadu kulamo la qaadan doonaan culimada dalka iyo ganacsatada.
Qodabada La Isla Qiray Ayaa Waxa Ka Mid ah
1. Waxaa la isla qiray, in khalad ay ahayd in Xisbiga Waddani loo diido isku soo baxa.
2. Waxaa la isla qaatay in gef weyn ahayd Xadhiga Madaxda xisbiga Waddani
3 in la sii daayo madaxda xisbiga ee xidhan iyo dadka kale ee loo xidhay muranka taagan.
Warkan Oo Fahfaahsan Kale Soco Hadhwaangews
Loading...
Loading...