Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Uu Madaxweynaha Puntland Caawa La Yeeshay Golihiisa Wasiirada?

0
Tuesday November 19, 2019 - 02:02:51 in News by
  • Visits: 1846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Uu Madaxweynaha Puntland Caawa La Yeeshay Golihiisa Wasiirada?

    Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Uu Madaxweynaha Puntland Caawa La Yeeshay Golihiisa Wasiirada?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Uu Madaxweynaha Puntland Caawa La Yeeshay Golihiisa Wasiirada?

Garoowe(HWN):-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa caawa gudoomiyey shir ay iskugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulkiisu.

Madaxweyne Siciid deni ayaa golaha wasiirada hordhigay miisaaniyada ay dawlada maamulka Puntland ku shaqayn doonto sanadka 2020.

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

War kooban oo madaxtooyada Puntland ka soo saartay shirka ay golaha wasiiradu yeesheen ayaa lagu sheegay inay ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka 2020,waxaanu warkaasi u dhignaa sidan:-

"Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa lagu ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020 oo dhan $346,416,158.99.”

Loading...
Loading...