Muuse Biixi Iyo Xukuumadiisa Oo Albaabada Iskugu Dhufatay Telefishankii HCTV
Muuse Biixi Iyo Xukuumadiisa Oo Albaabada Iskugu Dhufatay Telefishankii HCTV
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xayirtay telefishanka HCTV ee xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa.
Sidoo kale, waxa xabsiga loo taxaabay tifaftirihii Telefiishanka Cabdiqaadir Saleebaan Caseyr ( Codey), waxaanay wararku sheegayaan in laba arrimood lagu kala haysto, dacwad waxa usoo gudbiyey maareeyaha madaarka Hargeysa Maxamed Rodol iyo xayiraadan oo uu qorey wasiirka Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye, inkastoo aan la sheegin waxa lagu haysto.
Loading...
Loading...