Deg Deg Guddoomihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Xabsiga Loo Taxbay

0
Monday November 18, 2019 - 19:11:18 in News by
  • Visits: 3003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Guddoomihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Xabsiga Loo Taxbay

    Guddoomihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Sheekh Sulaiman Siciid Cali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Sheekh Sulaiman Siciid Cali

Hargeysa(Hwn):- Guddoomihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Sheekh Sulaiman Siciid Cali Ayaa Ciidamada Booliska Ee Somaliland Xabsiga Dhigeen

Guddomiyaha Ayaa Laga Qabtay Magaalada Dacarbudhuq Ee G Maroodijeex


Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Ayaa Saaka Ku Dhawaaqay In Maalinta Barito Ah Ay Isku-Soo Bax Samayn Doonan


Xadhiga Iyo Cabudhinta Masuuliyinta Xisbiga Waddani Ay Ku Hayso Xukuumada Biixi Ayaa Mar Marka Ka Si Danbaysa Si Badan Iyado Aynu Ognahay In

Habeenka Xalay Magaalada Hargeysa Xabsiga Loo Taxbay Afhayeenka Xisbiga Barkhada Jamaac Xirsi Iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadddani Khaddar Cabdi Xuseen

Loading...
Loading...