Deg Deg Mudaharaadka Gudoomiye Cirro Ku Dhawaaqay Ee Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka Oo Aad Looga Dareemayo+Xukuumada Biixi Oo Tahlila In Joojiso
Hargeysa(HWN):-Gudoomiyaha
Xibiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Ay
Saaka Mar kale iclaamiyey Mudahaarad Salmiya Oo Guud Ahaan Tageerayasha Xisbiga
Waddani Ee Goboladu iyo Degmooyinku Sameeyan Isu Soo Bax Baladhan
Xukuumada Madaxweyne Biixi Ay Tahli La In Ay Joojiyan Tageeraysha Xisbiga Waddani
Taliiska
Ciidanka Booliska ayaa Diraya Hanjabado Waloow Aanay Shacaabka Diidan Dulmiga
iyo Cabudhinta Madaxweyne Biixi Dhag
Jalaaq U siinan Hadalada Hanjabad Ah Ee
Ka Soo Yeedhay Ciidanka
Maalinta Bariya Ayaa La Filaya In Tageeraysha Xisbiga Waddani Sameeyan Mudahaarad Aad U Balaadhan
Daawadayasha iyo Akhristaysha Shabkada Caalmiga Ah Ee Hadhwanaagnews Waxay Si toos Ah Idin Ku Soo Gudbin Doonta Mudaharaadka Maalinta Bariya Xisbiga Waddani Ka Dhigayo Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka