Sidiisii Ayuu U,Hadal Bilaabay

0
Sunday November 17, 2019 - 19:45:38 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidiisii Ayuu U,Hadal Bilaabay

    17 /11 / 19 Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

17 /11 / 19 Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib madax weynii hore markuu Soo xanuunsana-yay wuxuu bilaabay hadalo aan af madaxweyne Ku haboonayn sida ufbaa lagu yidhi oo kale Immika muusa biixi sidiisii ayuu bilaabay hadalo af madaxweyne Aan ku wanaagsanayn inuu ku qudbadeeyo sida ragbaa is guursanaya Oo kale markaa saaxiib malla odhan karaa waa lasoo hayaa odayga

Kordhiye. Saaxiib dadkoo dhammi waa yaabanyay Waxa ka daran garnaqsiga uu cidwalba la garnaqsanayo Uu leeyay igusoo cadee waxaad sheegayso hadday mucaarid tay Hadday weriye tay hadduu shacab weynaa yahay. Markaa saaxiib waa wadada lafteedii.

 

Guuleed liibaan  snm1710@livecom

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...