War deg-deg ah:-Ciiddammada Booliska Somaliland oo la wareegay Xaruntii Xisbiga WADDANI

0
Sunday November 17, 2019 - 19:41:03 in News by
  • Visits: 4231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg-deg ah:-Ciiddammada Booliska Somaliland oo la wareegay Xaruntii Xisbiga WADDANI

    Xarunta Xisbiga Mucariidka Ah Waddani Ee Magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarunta Xisbiga Mucariidka Ah Waddani Ee Magaalada

Hargeysa  (HWN) Xarunta Xisbiga Mucariidka Ah Waddani Ee Magaalada Hargeysa Ay Hadda Waxa La Wareegay Ciidanka Booliska Somaliland Ka Dib Markii

 Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro uu Maanta Shir U Qaabtay Ugu Baaqay Tageeraysha Xisbiga in Bari ay Iskugu 

Soo Baxaan Mudahaarada Salmiya


Waxa xusid muddan in xukuumada Somaliland jawaabo is barkan ilaa hada ay ka biixinayso sidii ay u joojin lahayd mudaharaadkasi


 

Warkasi Oo Fah faahsan Goor dhow filo

Loading...
Loading...