(Q 26aad LONDON Heathrow AIRPORT)

0
Sunday November 17, 2019 - 19:41:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 26aad LONDON Heathrow AIRPORT)

    Garomada diyaadhuhu waa kabayasha dhaqaale e ugu casrisan aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garomada diyaadhuhu waa kabayasha dhaqaale e ugu casrisan aduunka
sida aynu maqaallkeni Hore ku xusnay bal Hadaba aynu tusaale u soo qaadano dhawr garoon diyaraded oo dalka ay ku yaalan wax ka badalay xaga isu socodka iyo fududaynta Dulimaadka si lamida kobcinta dhaqalaha iyo isku xidhka aduunka.

 

Magalada London E UK o Qudha waxa Ku Yaal Lix Garoon o Ay DIyaradahU isticmalan waxana lakala Yidhahda:

1: London Heathrow Airport.


2: London City Airport.
3. London Gatwick Airport.
4. London Luton Airport.
5. London Stansted Airport.
6. London Southend Airport.

Dhamantodna Wa garoma casriya o si wanagsan u Dhisan Halka Garon e somalida Safraysa ay Badana Isticmalan waa "London Heathrow Airport" waana garoon aad u wayn isla markana aad u mashquul badan isla markana kaal maha hore kaga jira garomada aad ka u wanaagsan e dunida waxaa isticmala 80 diyaradod Sida Diyaradaha British airways, Ethiopian airline, Turkish Airline, Virgin Atlantic, Emirates iyo kuwa kale Waxa una leyahay Afar TERMINAL o aad u Wayn.

Garoonkan Heathrow e London waa garoonka kowaad e ugu mashquulka badan Qaarada EUROPE waxa labeeya o ku soo xiga Paris-Charles De Gaulle waa garoonka magalada paris ee.

 

London Heathrow airport waxa u ka qayb qaata kobcinta dhaqalaha e magalda London iyo guud ahaanba dal waynaha united kingdom iyo waliba qaarada Europe.

Heathrow maaha kaliyata garoon faa’ido u leh EUROPRE o qudha balse wa garoon aad ugu muhiima dulimaadka caalamka waxa una isku xidha aduun waynaha qaarad ilaa ka qaarad waxana laga samayay duulimaadki aduunka u dheer 19 sacadood waxana laga tagayay magalda London garoonkeda calimiga ah ee London heathrow ilaa sydeny airport waxana samaysay diyarda Qantas airways o ah diyarada 7aad e ugu wanaagsan aduunka.

 

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

 

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...