Mudaharaadka uu Xisbiga WADDANI ku baaqay oo si wayn looga darreemaayo Caasimadda Hargeisa

0
Sunday November 17, 2019 - 18:37:25 in News by
  • Visits: 2511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharaadka uu Xisbiga WADDANI ku baaqay oo si wayn looga darreemaayo Caasimadda Hargeisa

    magaalada caasimada u ah somaliland ee hargeysa ayaa aad looga dareemaya mudaharad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

magaalada caasimada u ah somaliland ee hargeysa ayaa aad looga dareemaya mudaharad

Hargeysa(HWN) magaalada caasimada u ah somaliland ee hargeysa ayaa aad looga dareemaya mudaharad salmi ah, kadib markii Saaka uu gudomiyaha xisbiga waddani Dr. Cabdiraxman Maxamed cabdilahi ciro coddheer ku iclaamiyey in maalinta bari ah


bulshada somaliland gaar ahaan kuwa ku dhaqan gobolka maroodi jeex ay isugu yimaaadan Xarunta guud ee uu xisbiga wadani kuleyahay magalada hargaysa, Iyadoo guud ahaan jawiga caasimadduna yahay mid saansaantiisa laga dareemi karo inuu dhaqan galay baaqii gudoomiyuhu oo diyaar garaw aad u xoogan laga daremayo tageerayasha xisbiga wadani, waxaa sidoo kale saamayn wayn laga daremaya baraha bulshadu ku wada xidhiidh sida; facebook, twitter iyo youtube.



wuxuuna kusoo beegmayaa mudaharaadkani xilli aybulshada qaybaheeda kala duwan ka soo taganyihiin sharciyada dalka ee xukuumada madaxweyne biixi ku tumanayso isla markasina samaynayso tacadiyo ka dhan ah xoratul qaawalka.


Mudaharaadkaasi iyo sida uu uqabsoomi doono waxaad sitoosa ugala soconkartaan shabakada caalamiga ah ee HADHWANAAGNEWS.COM/Ca.

dhanka kale waxa iyana heegan la galiyey ciidanka booliska iyo ciidanka gaarka ah ee ka hortaga mudaharaadyada si ay u joojiyan mudaharaadka barito lafilayo inuu kaqabsoomo Maagalo madaxda Dalka


mudaharadkan salmiga ah ee uu samaynayo xisbiga waddani ayaa

dastuurka Qaranka qodobkiisa 32-aad farqadihiisa 2-aad iyo 3-aad oggolaanaya in Muwaaddiniintu sameeyaan Muddaharaad Salmi ah,

iyado aynu ognahay in xisbiga hada talada haya ee kulmiye ku baaqi jiray mudaharad salmiya balse waxa uu hada samaynaya cabudhin in bulshada iyo xisbiyadu mudaharaad salmiya ku soo bandhigan tabashadooda.

Hadhwanaagnews.com

Hargeysa

Loading...
Loading...