Aqriso Xoghayayaal Uu Guddoomiye Ciro U Magacaabay Xilal Kala Duwan

0
Sunday November 17, 2019 - 17:29:54 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Aqriso Xoghayayaal Uu Guddoomiye Ciro U Magacaabay Xilal Kala Duwan

    Guddoomiye Cirro, ayaa xoghayayaasha qaarkood wuxuu ku sameeyay isku bedel,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cirro, ayaa xoghayayaasha qaarkood wuxuu ku sameeyay isku bedel,

Guddoomiyaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa 

xoghayeyaal u magacaabay xisbiga Waddani.


 

Guddoomiye Cirro, ayaa xoghayayaasha qaarkood wuxuu ku sameeyay isku bedel, halka uu kuwo 


banaanaadayna buuxiyay. 10 masuul ayuu u magacaabay xoghayayaal kala duwan, waxaanay kala yihiin:



 

Cabdi Haybe Maxamed, xoghayaha ganacsiga iyo wershadaha


 

Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire), xoghayaha abaabulka iyo wacyigelinta


 

Dr. Yuusuf Salebaan Cismaan, Xoghayaha Caafimaadka


 

Prof Maxamed Maxamuud Cumar, Xoghayaha waxbarahada iyo tacliinta sare


 

Cabdalla Maxamed Carab, xoghayaha kalluumaysiga iyo dekedaha


 

Dr. Axmed Cabdillaahi Cige, xoghayaha xanaanada xoolaha iyo horumarinta reer miyiga


 

Cabdillaahi Bootaan Warsame, Xoghayaha xuquuqal insaanka


 

Xuseen Aadan Cabdi, xoghayaha gaashaandhiga iyo difaaca


 

Eng. Yuusuf Cabdillaahi Kaahin, Xoghayaha hawlaha guud iyo guriyaynta


 

Mukhtaar Xaaji Muxumed, xoghayaha Beeraha iyo deegaanka


 

Geesta kale, wuxuu guddoomiye-xigeenka golaha dhexe ee xisbiga Waddani u magacaabay Xildhibaan Baar 

Siciid.

Loading...
Loading...