Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hor Imanaya Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland.

0
Sunday March 24, 2019 - 03:04:09 in News by
  • Visits: 2174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hor Imanaya Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland.

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hor Imanaya Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hor Imanaya Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland.


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortagaya goleyaasha sharci dejinta ee wakiilada iyo guurtida.




Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xildhibaanada labada gole ee somaliland u jeedin doona khudbad sanadeedkii 2019, taas oo la filayo inuu kaga hadlo dhinacyo kala duwan.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la dhawrayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu kaga hadlo khudbada uu u jeedinayo labada gole.



Hadhwanaagnews.com
Loading...
Loading...