Xeer ilaaliyihii Maxmakada Sare Ciidamada Somaliland iyo Saraakiil kale oo Ugoostay Punland..

0
Sunday November 17, 2019 - 10:44:10 in News by
  • Visits: 4156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xeer ilaaliyihii Maxmakada Sare Ciidamada Somaliland iyo Saraakiil kale oo Ugoostay Punland..

    Xeer ilaaliyihii Maxmakada Sare Ciidamada Somaliland Gaanshaale dhexe sahal Farax Rage iyo Saraakiil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeer ilaaliyihii Maxmakada Sare Ciidamada Somaliland Gaanshaale dhexe sahal Farax Rage iyo Saraakiil

uu hogaaminaayo ayaa ku biiray maamulka Puntland Kuwaas oo ka Goostay Soomaaliland

Waxaa uu sheegay inuu ka tanaasulay xilalkii kala duwanaa ee uu ka hayay ciidanka soomaaliland ee uu umagacaabay madaxweynaha soomaaliland muuse biixi.

Carabka ayuu ku dhuftay in awalba qalbiga uu ka jeclaa ku biiritaanlka Puntland, isla markaana uu ka shaqeyb Doono Deegaanda maamylkaasi

 

Sababaha uu Oga Goostay Soomaaliland ayuu ku sheegay inay tahay Maamulka Muuse Biixi oo uu ku eedeeyay inay ku tunteen Sharcigii dalka u yaalay, isagoona sidoo kole sheegay In deeganda Soomaalind aay ku yartay Ku tiirsanaanta Cadaalada oo uu ka dhex waayay Hay’adii uu u qaalbil sanaa Soomaaliland, Sidaa awgeedna aay Sababtay Inuu isaga baxo Xukunka Muuse Biixi oo uu door bido Ku biiritaanka Maamulka Puntland

Sigaar ah ayuu eeda Dusha Kaga Tuuray Taliyaha cidanka police ka soomaliland oo uu ku tilmaanay in Hab Qabiil Ciidanka u kala saaraayo, islmarkaana Madaxda Soomaaliland aay Dusha ka eeganayaan Xadgudubyada Share ee uu Taliyuhu Sameenaayo.


Loading...
Loading...