Dawlada Soomaaliya Oo Amar Duldhigtay Hay'addaha Ka Shaqeeya Wacyi Gelinta Iyo Horumarinta Bulshada
Dawlada Soomaaliya Oo Amar Duldhigtay Hay'addaha Ka Shaqeeya Wacyi Gelinta Iyo Horumarinta Bulshada
Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hagayso hay’adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya kana, shaqeeya arrimaha wacyi galinta, horumarinta warbaahinta iyo xidhiidhka.
Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa waxaa Hay’adaha ka Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xidhiidhka lagu faray inay u hoggaansamaan shuruucda u degsan dalka Soomaaliya ,isla markana ay ku Shaqeeyaan.
Halkan Hoose Ka Akhrsi Amarka Ka Soo Baxay Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya
![]() |
Loading...
Loading...


0 






